WAJAALE NEWS

Qaarkamid Ah Madax dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Mawqifka Ay ka Taagan Yihiin Jabhadaha.

BOORAMA(W,N)- Qaarkamid ah madaxdhaqameedka beelaha gobolka awdal ayaa mawqif adag ka qaatay xaalada nabadgalyo ee ka taagan gobolka jabhadaynta lagaga soo horjeedo somaliland iyo nabadgalyada gobolka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version