Qaarkamid Ah Madax dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Mawqifka Ay ka Taagan Yihiin Jabhadaha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qaarkamid Ah Madax dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Mawqifka Ay ka Taagan Yihiin Jabhadaha.
November 19, 2019 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)- Qaarkamid ah madaxdhaqameedka beelaha gobolka awdal ayaa mawqif adag ka qaatay xaalada nabadgalyo ee ka taagan gobolka jabhadaynta lagaga soo horjeedo somaliland iyo nabadgalyada gobolka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS