DAAWO: Habka Somaliland Dabka Uga Dhalisay Digada Xoolaha | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Habka Somaliland Dabka Uga Dhalisay Digada Xoolaha
May 30, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Wasaaradaha Macdanta iyo Deegaanka ee JSL ayaa maanta soo bandhigay mashruuc lagu guulaystay oo dabka wax lagu karsado lagaga dhalinayo waxyaabo ay ka mid yihiin Digada Xoolaha, Cuntada hadhaaga ah iyo xashiishka uu ka mid yahay xaabka geeduhu, iyadoo xiligana lagu talo jiro in laga dhaliyo dabka laydh tiriiga, waxaana la soo bandhigay qalabka loo isticmaalayo dab dhalintaasi oo guud ahaantii lagu sameeyey gudaha Somaliland.

COMMENTS
LINKS