WAJAALE NEWS

Fanaanad Khadra Daahir Cige Oo Siyaasiyiinta Mucaaridka Iyo Xukuumada Ugu Baaqday In Ay Arimahooga Wada Hadal Ku Dhamaystaan.

HARGAYSA(W,N)-Fanaanada caanka ee khadra daahir cige ayaa ka hadashay khilaafka udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka iyo hanjabaadaha ay isku dirayaan

Sidoo kale fanaanad khadra daahir ayaa muxaafid iyo mucaaridba ugu baaqay in ay shacabka utudhaan islamarkaana khilaafkooda ay wada hadal ku dhamaystaan

Dhanka kale khadra daahir ayaa dhalinyarada ku dardaarantay in aanay mudo haraad iyo dagaal galin iyadoo ciidanba booliska usoo jeedisay in ay aanay caruurta xabad u adeegsan .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version