WAJAALE NEWS

Xisbiyada Mucaaridka Oo Mar Kale Ka Hadlay Banaan Baxyo Ay Diyaarinayaan.

HARGAYSA(W,N)-Xisbiyad Mucaaridka somaliland ee waddani iyo ucid oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aanay marnaba joojinayn mudo haraadada ay ku baaqeen oo ay sheegeen in  dastuurku udamaanad qaadayo muwaadiniinta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version