TOG WAJAALE(W,N)-Qaarkamid ah cuqaasha,waxgaradka iyo dhalinyarada degmada wajaale ee gobolka gabiley ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo muranka udhexeeya xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada.
Sidoo kale waxgaradkan ayaa madaxda xisbiyada mucaaridka ugu baaqay in ay ka fogaadaan waxkasta oo dalka nabadgalyo daro ka abuuraya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;