WAJAALE NEWS

Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Gudida Abaaraha Ugu Baaqay In Ay Sii Wadaan Hawlihii Gurmadka .

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan siciid sokeeye oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa gudida abaaraha ugu baaqay in ay sii wadaa hawlihi gurmadka abaaraha islamarkaana laga shaqeeyo sidii loo samayn lahaa goobo biyo xidheeno ah sidii loo qabsan lahaa roobka guga.

 

 

Exit mobile version