Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Gudida Abaaraha Ugu Baaqay In Ay Sii Wadaan Hawlihii Gurmadka . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Gudida Abaaraha Ugu Baaqay In Ay Sii Wadaan Hawlihii Gurmadka .
May 6, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan siciid sokeeye oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa gudida abaaraha ugu baaqay in ay sii wadaa hawlihi gurmadka abaaraha islamarkaana laga shaqeeyo sidii loo samayn lahaa goobo biyo xidheeno ah sidii loo qabsan lahaa roobka guga.

 

 

COMMENTS
LINKS