WAJAALE NEWS

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Shaaciyay In Maalinta Bari ah Ay Tahay Ciid Laga Arkay Bilashada Bisha Deegaano Somaliland.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada dinta iyo awqaafta Somaliland aya shaaciyay in maalinta bari ah tahay ciid bilashada bisha shiwaalna laga arkay deegaano katirsan Somaliland lana dhaariyay dadkii arkay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version