Hargeysa(W,N):- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, Oo goor dhawayn warbaahinta la hadlay Ayaa Hada Shaaciyay in Berri oo Sabti ah ay tahay Ciid, isla markaana bishi Shuwaal laga arkay deegaanno kala duwan oo Soomaaliya iyo Dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ka tirsan.
Wasiir khaliil oo caawa fiidkii bulshada usheegay in ay bari ramadaan tahay kadib markii aan guud ahaan deegaanada Somaliland laga arag bilshada bisha shuwaal.
GOOR DHOW FILO MUUQAALKA WARKA WASIIRKA