WAJAALE NEWS

xildhibaanada Golaha Degmada Gabiley Oo Tacsi U direy Xildhibaan cumar cali obsiiye Oo Walaalkii ku geeriyoodey Magaalad Hargeysa

 

waxaney ilaahay uga baryeen inuu danbigiisa dhaafo,janatul fardawsan ka waraabiyo…….

 

 

 

 

 

 

Gabiley(Wajaale-news) 21ka xildhibaanada golaha deegaanka degmada gabiley ayaa tacsi tiilaanyo leh u direy xildhibaan cumar cali obsiye oo walaalkii shaley ku geeriyoodey magaalada hargeysa
Waxa kale oo tacsidani diraya warbaahinta kala duwan ee ka hawlgasha magaalada gabiley iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada
1-Maayerka degmad gabiley shucayb maxamed muuse
2=maayer kuxigeenka cabdi yuusuf daahir
3- XIldhibaan c/qaadir maxamed faarax
4-xildhibaan cali sh. Maxmed saleebaan
5-xildhibaan iid xasan cabdi
6=xildhibaan caydaruus c/laahi sheedaal
7-xildhibaan nimco axmed cabdi
8-xildhibaan cibaado maax ah gudoomiyaha arimaha bulshada
9-xildhibaan xasan maxamed axmed
10—c/samd ciidle cali
11-xildhibaan maxamedamiin cumar cabdi
12-xildhibaan maxamed Aamin cali
13- xildhibaan Axmed maxamed cali
14-xildhibaan mustafe sayid abokor
15-xildhibaan mahdi maxamed xaashi
16- xildhibaan c/samad sh. Aadan jamaado
17-xildhibaan c/caasiis c/lahi ismaaciil
18-Xildhibaan Axmed siciid kibaar
19-Xildhibaan calishiine
20-xildhibaan Cali duul duul

Exit mobile version