WAJAALE NEWS

Jaamacada New Generation Oo Tartan Ciyaareed Kusoo Gabo Gabaysay Magaalada Gabiley

GABILEY(W,N)-Maamulka jaamacada new generation qaybteeda magaalada gabiley ayaa soo gabo gabaysay tartanka kubada cagta ah oo ay ku qabatay magaalada gabiley.

Tartan ciyaareedkan ayaa jaamacada new generation uqabatay kuliyada kala duwan ee ardayda jaamacada kuwaasi oo ka koobnaa 8kooxood.

Tartanka ayaa waxaa ku guulaystay kooxdii ku ciyaaraysa kuliyada caafimaadka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version