Muj Farxaan Faacuul Oo Fashiliyay Sirta Ka Danbaysa Bilowga Qorshe Xisbiga Kulmiye uu Dhalinyarada ku Kala Qaybinayo iyo dhacdooyinkii Ugu Danbeeyay,
HARGAYSA (W,N) Muj farxaan facuul oo kamida halgamayaashii ururkii SNM ee ku guulaystay dib uxorayta jamhuuriyada Somaliland ayaa markii uhoraysay ka hadlay xadhiga boqor Axmed Maxamed Xasan Badmadow Isagoo dhanka kalena siqodheer u sharaxay in xukuumada siilaanyo iyo xisbigeeduba ay ku fashhilmeen dhamaan waxyaabihii loo doortay
Sidoo kale muj farxaan ayaa fariin hanjabaada hawada umariyay xukumada isagoo sheegay in aanay dib ugu dulqaadandooni xadhiga ,cabudhinta iyo cago juglaynta ay ku hayaan bulshada, xisbiga kulmiye ku eedeeyay in xiligan bilaaben sidii ay dhalinyrada jaamacadaha u kala qaybin ahaayen kuwaasi oo sida uu sheegay ay Damacsan yihiin sidii markale bulshada ay cod uga raadsan lahaayen .
https://youtu.be/0Dx7kbidy44