Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Shaaciyay In Maalinta Bari ah Ay Tahay Ciid Laga Arkay Bilashada Bisha Deegaano Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Shaaciyay In Maalinta Bari ah Ay Tahay Ciid Laga Arkay Bilashada Bisha Deegaano Somaliland.
May 1, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada dinta iyo awqaafta Somaliland aya shaaciyay in maalinta bari ah tahay ciid bilashada bisha shiwaalna laga arkay deegaano katirsan Somaliland lana dhaariyay dadkii arkay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS