ITOOBIYA(W,N)-Dagaal ayaa maalmihii danbeeyay maleeshiyaad canfar ah iyo somalida ku dhex maray dalka itoobiya agaar ahaan deegaano katirsan gobolka siti ee cadayto ,cundhufo iyo dan lahelay.
Dagaalada ayaa sobobay khasaare nafeed iyo mid hantiyeedba kuwaasi oo gooyay jidad muhiim u ah isku socodka oo deegaanadani katirsan.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;