WAJAALE NEWS

Wadada Isku Xidha Kalabaydh Iyo Wajaale Oo Si Casri ah Loo Dhisayo + Qaybo kamid ah Oo La Dhigay Daamurkii.

GABILEY(W,N)-Wadada isku xidha gobolka gabiley iyo wajaale oo ahayd wado aad uburbursan ayaa waxaa ka socda dhisme dib  loogu habaynayo kaasi oo qayb ka ah dhisamaha wadada corridorka

Wadadan ayaa saaka la dhigay qaybo kamid ah daamurkii oo hab casri ah loo dhisay.

Dhismaha Wadada Berbera Coridor Wajaale Oo Qayb Muhiima La Bilaabay Maanta.

 

 

Exit mobile version