HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland axmed muumin seed Oo manta hortagay gudida jootada ah ee golaha guurtida ayaa sheegay in sanad hoos udhac wayni ku yimid waxsoosaarkii beeraha
Sidoo kale wasiir seed ayaa ka hadlay sida diyaaradihii ayaxa la dagaalamayay Somaliland uga shaqeeyeen iyo kuwii muqdisho oo cabsi darted ukici kari waayay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;