DAAWO ;Wasiirka Wasaarada Warshadaha Oo Maanta Xilalkii u kala Wareejiyay Masuuliyiinta Uu Dhawaan Madaxwayne Siilaanyo Usoo Magacaabay Wasiirkuxigeenka Wasaarada Iyo Agaasimaha Guud,
Munaasibad balaadhan oo manta lagu maamuusayay Kala wareejinta xilalka wasirkuxigeenka wasaarada iyo Agaasimayaasha Guud ee Wasaarada wershadaha oo isna xilka ku wareejiyay masuulka cusub ee loo soo magacaabay taasi oo lagu qabtay Xafiiska wasaarada
Xafladan ayaa waxaa kazoo qayb galay xubno kala duwan oo isugu jiray Aqoonyahano,Dhalinyaro,Haween Iyo Wasiiro Ayaa uu Wasiirka Warshadaha Somaliland Mudane Shucayb Maxamed muuse Si Rasmi ah Xilalkii ugu Kala wareejiyay Agaasimihii Hore ee Wasaaradaasi Iyo Agaasimaha Cusub Ee Wasaaradaasi uu Madaxweyne Siilaanyo Usoo Magcaabay Kadib Isku shaandhayn uu 15 0g0st 2016 ku sameeyey Xukuumadiisa.