HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland iyo agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka ayaa dalka Senegal kaga qaybgalay shir ay kazoo qaybgaleen 29dal oo qaarada Africa ah kaasi oo lagaga hadlay arimaha caafimaadka qaarada.
Shirkan ayaa laga soo saaray war murtiyeed;