Hargaysa(W,N) Wasiir kuxigeenka Wasaarada waxbarashada jsl ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalada yoo yootanka ah ee siyaasiyiinta asxaabta Somaliland ka jeediyaan xafladaha qalin jabinta ardayda jaamacadaha dalka taasi oo malmihii udanbaysay ay hadalhayntoodu bulshada ku badnayn.
Sidoo kale wasiir kuxigeenka waxbarashada ayaa bulshada reer somaliland iyo ardayda jaamacadaha ka raali galiyay weedhaha xanafta leh ee siyaasiyiinta ka jeediyeen munaasibada ardayda .
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;