WAJAALE NEWS

DAAWO;-Amb Cawil Cali Ducaale Oo Beeniyay War Been Abuur ah Oo Laga Faahiyay.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada xukuumadii daahir riyaale ayaa beeniyay warar been abuur oo lagaga been sheegay lagu baahiyay barta bulshada kuwaasi oo lagu durayay hogaanka xisbiga wadani

Ambsador cawil oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aanay waxba ka jirin qoraaladaa lagu baahiyay baraha bulshada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version