DAAWO;-Amb Cawil Cali Ducaale Oo Beeniyay War Been Abuur ah Oo Laga Faahiyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Amb Cawil Cali Ducaale Oo Beeniyay War Been Abuur ah Oo Laga Faahiyay.
November 17, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada xukuumadii daahir riyaale ayaa beeniyay warar been abuur oo lagaga been sheegay lagu baahiyay barta bulshada kuwaasi oo lagu durayay hogaanka xisbiga wadani

Ambsador cawil oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aanay waxba ka jirin qoraaladaa lagu baahiyay baraha bulshada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS