Berbera (WJN)– Wefti balaadhan oo ka socda dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo maaalinnimadii shalay ahayd soo gaadhay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saxaail, ayaa maanta booqaday dekeda weyn ee Berbera, waxana weftiga halkaasi ku soo dhaweeyay Maayirka magaalada Berbera iyo Maareeyaha dekedaha Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office