BERBERA(W,N)-Shirkada Somcable ayaa xadhigii labaad ee qaada internet keentay badda berbera kaasi oo munaasibada lagu soo dhawaynayo xadhigan ay ka qaybgaleen masuuliyiin ka socday shirkada iyo wasiiro xukuumada katirsan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;