Shirkada Somcable Oo Xadhigii Labaad Ee Internetka Bada Hoos Mara Keentay Berbera. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkada Somcable Oo Xadhigii Labaad Ee Internetka Bada Hoos Mara Keentay Berbera.
May 25, 2022 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Shirkada Somcable ayaa xadhigii labaad ee qaada internet keentay badda berbera kaasi oo munaasibada lagu soo dhawaynayo xadhigan ay ka qaybgaleen masuuliyiin ka socday shirkada iyo wasiiro xukuumada katirsan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

COMMENTS
LINKS