WAJAALE NEWS

Marwo Kaltuun Maxamed Xuseen Oo Baaq Culus Udirtay Madaxwayne Biixi Iyo Maayar Mooge.

HARGAYSA(W,N)-Marwo kaltuun maxamed xuseen oo kamid ah haweenka haldoorka ee ku dhaqan caasimada hargaysa ayaa fariimo isbarkan oo laxidhiidha wax uqabashada dadkii ku caydhoobay suuqa waaheen udirtay maayarka caasimada iyo madaxwayne biixi

Sidoo kale marwo kaltuun ayaa ka digtay in dadka masaakiinta ah ee hantidoodii ku gubatay suuqa waaheen ay wakhtiga ka lumiyaan ishaysiga xukuumada iyo dawlada hoose,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version