WAJAALE NEWS

Rooda Axmed Yasiin Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Hadal Ka Soo Yeedhay Ex, Badhasaab Ramaax

Hargeysa (W,N):- Rooda Axmed Yaasiin oo ka mid ah Saraakiisha sar sare ee Xisbiga Talada Dalka haya ee Kulmiye ayaa waxa ay Jawaab adag ka bixisay hadal kasoo yeedhay Badhasaabkii hore Gabiley Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version