WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Somaliya Oo Shaaciyay In Ay Sharci Yihiin Xildhibaanadii Lagu Soo Doortay Gobolka Gedo.

MUQDISHO(W,N)-Gudoomiyaha golaha shacabka somaliya xildhibaan sheikh aadan madoobe ayaa goordhawayd soo  saaray qoraal uu kaga hadlay khilaafkii ka taagnaa xildhibaanadii lagu soo dortay gobolka gedo ee maamul goboleedka juballand kaasi oo uu hore sharci daro ugu tilmaamay madaxwayne farmaajo.

Gudoomiye sheikh aadan madoobe ayaa sheegay in ay sharci yihii islamarkaana ay ka qaybgalayaa doorashada madaxwaynaha ee loo asteeyay 15may.

HALKAN KA AKHRI QORAALKAN;

Exit mobile version