|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Somaliya Oo Shaaciyay In Ay Sharci Yihiin Xildhibaanadii Lagu Soo Doortay Gobolka Gedo.
May 8, 2022 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)-Gudoomiyaha golaha shacabka somaliya xildhibaan sheikh aadan madoobe ayaa goordhawayd soo saaray qoraal uu kaga hadlay khilaafkii ka taagnaa xildhibaanadii lagu soo dortay gobolka gedo ee maamul goboleedka juballand kaasi oo uu hore sharci daro ugu tilmaamay madaxwayne farmaajo. Gudoomiye sheikh aadan madoobe ayaa sheegay in ay sharci yihii islamarkaana ay ka qaybgalayaa doorashada madaxwaynaha ee loo asteeyay 15may. HALKAN KA AKHRI QORAALKAN;
Related posts:DAAWO; Xog weyn: “Dalka Qatar Waxaa lala Damacsan yahay Inqilaab ama Farogelin Millateri”! Dr Cabdi ... DAAWO;-Siyaasi Raila Odinga Oo Ka Hadlay Sida Ay Geeska Afrika Muhiimka Ugu Tahay Madax-bannaanida... Guddida Farsamo Ee Heshiiska Somaliland Iyo Itoobiya Oo Kulamo la Qaatay Dalladaha SONSAF Iyo SONYO COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|