MAYDH(W,N)-Degmada Maydh ayaa siwayn looga xusay dabaal dega xuska sanad guuradii 31aad ee maalinta qarannimada Somaliland ee 18may taasi oo ay iskugu soo baxeen dadwaynaha reer maydh oo ku labisan calanka jamhuuriyada Somaliland.
Waxaana muaasibada xuska 18may ka hadlay gudoomiyaha degmada iyo qaarkamid ah masuuliyiinta oo shacabka uga waramay maalintan iyo wixii loosoo maray dib ulasoo noqoshada madaxbanaanida Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;