WAJAALE NEWS

Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Sheegay In Qaadku Yahay Shay Xaaraan Ah Iyo Albaabka Laga Galo Fusuqa!

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Siciid sokeeye oo katirsan golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay dhawaaqa kazoo yeedhaya ganacsatada qaadka oo dhawaan sheegay in ay joojinayaan qaadkii ay ka keeni jireen dalka itoobiya isagoo sheegay in qaadku yahay masiibo baa,iibaysay umadeena islamarkaana aan loo baahnayn hadii ilaahay igana joojiyo in meelo fog fog laga keeno.

Sidoo kale xildhibaan siciid ayaa ka hadlay oday warbaahinta ka hadlay oo Madaxwaynaha kula taliyay in uu badalo shir gudoonka golaha wakiilada kaasi oo uu ku tilmaamay wax lala yaabo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version