Hargeysa (WJN)- Munaasibad balaadhan oo lagu soo dhawaynayay Yaasmiin Maxamed Mooge oo ah gabadha kaliya ee uu dhalay ale ha u naxariistee Fanaankii Caanka ahaa ee Maxamed Mooge Liibaan ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Hargaysa, waxaana ka soo qayb galay Xildhibaano, Abwaano, Fanaaniin iyo marti sharaf kale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka