|
|||||
WAJAALE NEWS
Degmada Maydh Oo Si Balaadhan Looga Xusay Maalinta Qaranimada Somaliland Ee 18May.
May 19, 2022 - Written by Editor:MAYDH(W,N)-Degmada Maydh ayaa siwayn looga xusay dabaal dega xuska sanad guuradii 31aad ee maalinta qarannimada Somaliland ee 18may taasi oo ay iskugu soo baxeen dadwaynaha reer maydh oo ku labisan calanka jamhuuriyada Somaliland.
Waxaana muaasibada xuska 18may ka hadlay gudoomiyaha degmada iyo qaarkamid ah masuuliyiinta oo shacabka uga waramay maalintan iyo wixii loosoo maray dib ulasoo noqoshada madaxbanaanida Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:WAXANU IDINSOO BANDHIGAYNAA SAACADAHA SOO SOCDA SHAKHSIYADA MAYORKA GABILEY IYO XOGHAYAHA GABILEY+ K... Xukuumada Madaxwayne Biixi Oo Tahli Wayday Jawaabta Dhaliilihi Dr Gaboose Iyo Hadalada Xubnihii UHad... Ciidanka Dab Damiska Caasimada Hargaysa Oo Damiyay Dab Qabsaday Guri Jiingan Ah Oo Ku Yaala Xaafada ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|