HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge oo ay weheliyaan xildhibaano golaha katirsan ayaa kulan la qaatay wasiirka wasaarada hawlaha guud cabdilaahi abokor halkaasi oo ay kala sexeexdeen heshiish laga gaadhay dhismaha suuqa waaheen.
Sidoo kale labadan dhinac ayaa magacaabay gudi shan xubnood ka kooban oo wadi doona dhismaha iyo nashqadynta suuqa waaheen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;