WAJAALE NEWS

Daawo: Hillary Clinton Oo Kalsooni Muujisay FBI-da Ka Dalbatay Inay Baadhis Buuxda Ku Samayso Email-ladeeda Garka Ahaa.

Washiton(WJN):- Hillary Clinton, musharaxa madaxtinimada Maraykanka ee Xisbiga Dumuqraadiga, ayaa soo dhawaysay, baadhista cusub ee FBI-du sheegtay inay Email-keedi gaarka ahaa ee wakhtigii ay wasiirka arrimaha dibada Maraykanka ahayd isticmaali jirtay iyo fariimaha cusub ee laga helay.

 

 

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdiqadir Habane

Exit mobile version