WAJAALE NEWS

DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Burco Loogu Sameeyay Sh, Cali Warsame Oo Kamid Ahaa Culimada Waawayn Ee Dalka!

BURCO(W,N)-Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland wasiiro, culimo awdiin iyo dadwayne tiro badan ayaa ka qaybgalay aaska alle ha,unxariistee shekh cali warsame oo saaka maydkiisa laga soo qaaday dalka urdun oo uu ku geeriyooday maanta laga aasay magaalada burcco.

Exit mobile version