WAJAALE NEWS

Wasiirka Arimaha Gudaha Jabuuti Oo Ka Hadlay Mudo-Haraado 48Sacadood Ee Udanbeeyay Ka Dhacay Magaalada Jabuuti.

JABUUTI(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha ee dalka jabuuti ayaa ka hadlay mudo haraado rabshado wata oo labadii maalmeed ee udanbeeyay ka dhacayay gudaha magaalada jabuuti kuwaasi oo ay sobobeen xacadi ay xukuumadu kula kacday askari duuliye fu,aad yuusuf cali oo ku xidhan xabsiga gabood.

Sidoo kale wasiirka arimaha gudaha ayaa bulshada reer jabuuti ugu baaqay in ay mudo haraadada joojiyeen intaasina ay dhib ugu filan tahay

Dhanka wasiira ayaa shacabka ugu hanjabay in cidii lagu arko iyadoo rabshado abaabulay laga qaadi doono talaabo sharciga waafaqsan;

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

 

Exit mobile version