WAJAALE NEWS

Wasiirka diinta Iyo Awqaafta jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dhaqaalaha Soo Gaadhay Gudida Gurmadka Suuqa Waaheen Iyo Lacagta Ay Dawlada Jabuuti Soo Gaadhsiisay.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta, ahna guddoomiyaha guddida heer qaran ee gurmadka iyo taakulaynta suuqa Waaheen, ayaa si qoto dheer uga warbixiyey dedaallada xukuumadda iyo shacabka oo gacmaha is haystaan wadaan ee dhinaca dhaqaale ururinta ah, isaga oo caddeeyey inay xukuumaddu Akoonka qaadhaanka suuqa Waaheen ku shubtay lacag dhan $2,530,000(Laba milyan, shan boqol iyo soddon kun) oo dollar, islamarkaana ay  jiraan dawlado aynu deris nahay oo lacago qaadhaan ah kusoo shubay sanduuqan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version