WAJAALE NEWS

DAAWO ; Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Iyo Xubno Wasiiro ah Oo Baaq Nabadeed Udiray Beelo Ku Dagaalamay Buuhoodle

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Baashe Maxamed faarax oo ay weheliyaad Wasiirka hawlaha guud iyo xildhibaano kale ayaa baaq nabadeed udiray beelo walaalo ah oo dirir ku dhex martay buuhoodle taasi oo sobobat khasaare dhimasho iyo dhaawacba.

Baaq

 

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelo Ku Dagaalamay M Buuhoodle

Exit mobile version