HARGAYSA(W,N)-Shirkada gaafane group oo kamid ah shirkadaha waawayn ee dalka ayaa siwayn uga dhex muuqatay qaadhaan ururtii habeenkii xalay qasriga madaxtooyada loogu sameeyay dadkii ku caydhoobay suuqa waaheen.
Maamulka guud ee shirkada gaafane group xamse Xasan cali ayaa goobta ku bixiyay 60000kun oo dollar oo shirkadu kaga qayb qaadanayso gurmada suuqa waaheen
Dhanka kale gudida dhaqaale ururinta suuqa waaheen ayaa shirkada gaafane uga mahad celiyay sida qiimaha leh ee ay usoo ajiibtay yeedhmadoodii iyo lacagtii oo ay goob joog ku bixiyeen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;