BERBERA(W,N) Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo masuuliyiin kale oo kamida xukuumada Somaliland, maamulka gobolk saaxil ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad lagu dhax dhigayay dhismaha dekeda berbera
Waxaana munaasibad kasoo qaybgalay kuxigeenka shirkada Dp World iyo madax kale oo ka socotay shirkada gacanta ku haysa dekeda berbera
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
https://youtu.be/0nKh3llbnqg