|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Iyo Madaxda Shirkada Dp World Oo Si Wada jir ah U dhagax Dhigay Dhismaha Dekeda Berbera.
October 10, 2018 - Written by Editor:BERBERA(W,N) Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo masuuliyiin kale oo kamida xukuumada Somaliland, maamulka gobolk saaxil ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad lagu dhax dhigayay dhismaha dekeda berbera Waxaana munaasibad kasoo qaybgalay kuxigeenka shirkada Dp World iyo madax kale oo ka socotay shirkada gacanta ku haysa dekeda berbera HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://youtu.be/0nKh3llbnqg
Related posts:War Deg Dega Daawo: Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Jawaabay Cabashadii Ka Soo Yeedhay Xi... Iskuduwaha Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka Awdal Oo Ka Warbixiyay Tirada Dadka Laga Helay Xanuunka ... Shirkada Dhaweeye oo Ku Guuleysatay Tartan Loo Qabtay Hal-Abuurka Ganacsiga Horumarka Sameeyey,+Oo K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|