WAJAALE NEWS

Shirkada MSG Oo Gudida Dhaqaalaha Ururinta Suuqa Waaheen Ku Wareejisay Lacagtii Ay Hore Ubalan Qaaday.

HARGAYSA(W,N)-Shirkada MSG Group ee ganacsade maxamed Aw Siciid ayaa maanta gudida qaadhaan ururinta suuqa waaheen ku wareejiyay lacagtii ay hore ubalan qaadeen oo dhan 500,000kun oo dollar.

Waxaana lacagta ku wareejiyay masuu wakiil ka ah shirkada MSG Foundation

Dhanka gudida culimada iyo ganacsatada iskugu jirta ee taakulaynta suuqa waaheen ayaa uga mahad celiyay shirkada MSG Oo iyadu kazoo baxday balantii ay qaaday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version