WAJAALE NEWS

Maamulka Dawlada Hoose Oo Wadooyin Casri Ah Ka Hirgaliyay Caasimada hargaysa Iyo Horumarka Ay ku Talaabsadeen

HARGAYSA(W,N)-Maamulka Dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa mudadii ay xilka hayeen Golaha deegaanka ee uu hogaamiyo Maayar Cabdikariim Axmed mooge waxay hirgaliyeen dhismayaasha wadooyinka casri ah kuwaasi oo laga hirgaliyay xaafadaha degmooyin caasimada iyo wadooyinka hawlbalaha ee caasimada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version