Hargaysa(W,N) Gudiga qaban qaabada xuska 18may Ee uu Madaxwaynaha Somaliland Umagacaabay Diyaarinta Munaasibada loogu dabaal degayo Maalinta qaranimada Jamhuuriyada somaliland isla markaana uu gudoomiye uyahay Madaxwayne ku xigeenka somaliland Cabdiraxmaan Saylici Ayaa Hada War Kasoo Saray Xuska iyo sobobaha Keenay in la Badalo Maalintan oo loo raray 15may
Dhanka kale Gudiga qaban qaabada ayaa Shaaciyay Hal ku Dhiga sanadkan ee 18may
Halkan ka Daawo Muuqaalkan Warkan;