DAAWO ; Gudida Qaban Qaabada Xuska 18may Oo Hada War Cusub Soo Saaray. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Gudida Qaban Qaabada Xuska 18may Oo Hada War Cusub Soo Saaray.
May 2, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Gudiga qaban qaabada xuska 18may Ee uu Madaxwaynaha Somaliland Umagacaabay Diyaarinta Munaasibada loogu dabaal degayo Maalinta qaranimada Jamhuuriyada somaliland isla markaana uu gudoomiye uyahay Madaxwayne ku xigeenka somaliland Cabdiraxmaan Saylici Ayaa Hada War Kasoo Saray Xuska iyo sobobaha Keenay in la Badalo Maalintan oo loo raray 15may

Dhanka kale  Gudiga qaban qaabada ayaa Shaaciyay Hal ku Dhiga sanadkan ee 18may

Halkan ka Daawo Muuqaalkan Warkan;

COMMENTS
LINKS