WAJAALE NEWS

DAAWO; Muj Xasan Guure oo Qarxiyey Sirro Badan “Siilaanyo Halgankii SNM Uu Ka Leexday.

HARGAYSA(Wajaalenews) Siyaasiga Xasan Guure Jaamac ayaa si qoto dheer uga waramay ujeedooyinka loo aasaasay madasha Wada-tashiga iyo toosinta Qaranka, aragtidiisa ku aadan Siyaasada Asxaabta Mucaaridka, Hogaaminta Madaxweyne Siilaanyo, heerka Musuqmaasuqa Dhaqaalaha Dawladda iyo Sharciyada Golaha Guurtida.

Exit mobile version