HARGAYSA(W,N)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta u kala saxeexay Wasaaradaha Caafimaadka, Waxbarashada iyo dawladaha hoose ee Siddeed degmo barnaamijka maamul-daadajinta ee JPLG-ga wasaaradaha Waxbarashada iyo Caafimaadka aasaasiga ah.