|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweyne-ku-xigeenka Jsl Oo Laba Wasaaradood Iyo Siddeed Degmo Oo Dalka ah Ukala Saxeexay Mashruuca JPLG-ga.
January 17, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta u kala saxeexay Wasaaradaha Caafimaadka, Waxbarashada iyo dawladaha hoose ee Siddeed degmo barnaamijka maamul-daadajinta ee JPLG-ga wasaaradaha Waxbarashada iyo Caafimaadka aasaasiga ah.
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|