WAJAALE NEWS

Wasiirka gaashaandhiga oo Ka hadlay Warar Sheegaya in Ciidamo Ka Tirsan Somaliland ay Ku biireen Maamulka Puntland

Hargaysa (WJN)- Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Somaliland Ciise Axmed Yuusuf Xawar ayaa waxa uu beeniyay warar sheegaya in Ciidamo ka tirsan Ciidanka qaranka Somaliland ay ku biireen maamulka Puntland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version